Home Top Ad

Responsive Ads Here

Sheeko gaaban: ninkii isyidhi nin kale banji

Share:

Ninbaa nin kale uyimi oo isyidhi:"  Ninkan bajiyoo war xun oo dhiillo ah u sheeg!"
Markaasu yidhi: " Waaryaa hebel" kii kalena yidhi: "Hee"

— Waxa la yidhi dunida waa la rogayaa berrito.

— Oo sidee loo rogayaa?

— Dee waa la qallibayaa oo dad iyo duunyaba waa la rogayaa.

Intaa kaddib buu ninkii loo warramay yidhi: " Waar ninyahow, warka aad sheegaysaa waa war xun oo dhiillo ah hayeesho'e dunidaa la rogayo reerkayaga dan  baa ugu jirta."

Markaasuu yidhi " Oo sidee bay ugu jirtaa?"

Ninkii uu islahaa ka baji baa yiri: "Awrtii baa naga garbo beeshay oo haddii la rogo, beerkaanu ba  ka raran lahayn."


Akhriso bakhaylkii isciil caambiyey
.

Xigasho: Xikmad Soomaali, Muuse Xaaji Ismaaciil Galaal iyo B.W. Andrzegewski

No comments