Home Top Ad

Responsive Ads Here

Jinacow yaa kaa qadhmuun?

Share:

Murti iyo xikmad




Maalin kasta waxa la adeegsadaa oo hadalka lagu xoojiyaa xikmad sida: maahmaah, sheeko-murtiyeed IWM.

Waayeelka somalidu waxay se inta badan isticmalaan sheekooyin aad ugaaban oo ay ku cabbiraan qodobka iyo ujeedada ay abbaarayaan.


Haddaba qaar ka mida sheekoyinka oo badiba udhaca qaab su'aal iyo jawaab kaliya ah ayaanu si taxane ah idiinla wadaagaynaa. Insha Allah.


Xubinta maamta

Dharaar baa jinac xanaaqsan lagu yiri: " Jinacoow yaa kaa qadhmuun?"

Jinaciina wuxu yidhi:"Xidid wada yaal."



Uj: waxay ina tusaysaa inay badan yihiin, misana xun yihiin xasaradaha iyo xurgufaha dhexmara xidid hal meel ku wada nooli — ninka inan la yaalka ahna si kasta oo uu yahay fiic, waxan loo waayin ee dhaliil — halkan ka akhri:- inan la yaalkii la xantay.

No comments